Matalaada Muqdisho waxa ay fure u tahay deganaanshaha iyo xasiloonida Soomaaliya

Baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya isaga oo gudanaayo waajibaadka dastuuriga ee ka saaran midnimada iyo isku heynta dadka iyo dalka Soomaaliyeed waxaa uu gaaray maalintii sabtida ee 27ka juun sanadka 2020 go’aan taariikhi ah kadib markii gobolka Banaadir oo ah gobolka ay ku nool yihiin dadka ugu tirada badan jamhuuriyadda Soomaaliya isla markaana ugu dhaqaalaha badan … Continue reading Matalaada Muqdisho waxa ay fure u tahay deganaanshaha iyo xasiloonida Soomaaliya